Ururka Cadaalada iyo Badbaada
Donate
  • HOME
  • WARARKA
  • Doorashada
  • Campaign
  • Ogaysiin
  • Press Releases

News With Sidebar

  • Home
  • / News With Sidebar
Qaadashada kaarka codaynta waxay kuu suura galindoontaa in aad codkaada ku badasho Dalkaada uguna hiiliso Cadaalada iyo badbaadinta qaranimadaada . Mudane / Marwo waxaad haysataa fursadii aad muda wada sugaynay […]

Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta

Qaadashada kaarka codaynta waxay kuu suura galindoontaa in aad codkaada ku badasho Dalkaada uguna hiiliso Cadaalada iyo badbaadinta qaranimadaada .

Mudane / Marwo waxaad haysataa fursadii aad muda wada sugaynay ee ahayd in codkeenu midoobo wadankeenana aan u doorso xisbi shacabku leeyahay oo dhalinyaro iyo waayeelba aan loo kala harin kuna hugaamin doona dalka cadaalad iyo ka hortaga wax kasta oo dalka iyo diintaba dhaawacaya .

Balanteenu waa in aan isdiiwaan galino dhamaanteen oo aan codkeena ku soo saarno ururka cadaalada iyo Badbaadada

Read More
Kulanweyne Balaaran oo lagu ansixiyay Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Badbaadada ayaa ka dhacay Gobolka Banaadir waxaana Kulankaasi soo xaadiray dhamaan Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka ayagoo si gacantaaga ku Ansixayay […]

Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

Kulanweyne Balaaran oo lagu ansixiyay Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Badbaadada ayaa ka dhacay Gobolka Banaadir waxaana Kulankaasi soo xaadiray dhamaan Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka ayagoo si gacantaaga ku Ansixayay Gudoomiyaha Ururka.

Ururka Cadaalada iyo Badbaada oo ah urur qaran ayaa horay uga tirsanaa xisbayadii dalka laga diiwaan galiyay dowladii tan ka horaysay isbadalka ku yimid shuruucda doorashooyinka dalka iyo habka xisbiyada badan oo loobadalay urur siyaasadeedyo waxaa markale dib luugu diiwaan galiyay ka mid noqoshada Ururrada qaran ee dalka.

Ururka cadaalada iyo Badbaadada wuxuu ka tartamidoonaa dhamaan dalka goboladiisa kala duwan wxuuna dhawaan bilaabayaa furshada xafiisyada ololaha doorashooyinka iyo diiwaan galinta xubnaha u tartamaha goloyaasha dowlada Reer degmo ilaa Heer faderal.

Ururka cadaalada iyo badbaadada Waxuu soo dhawaynayaa muwaadinkasta oo doonaya ka mid noqoshada talada dalka oo buuxiya shuruudaha Doorashooyinka qaranka iyo siyaasada Ururka Cadaalada iyo Badbaadada.

Read More
Categories
  • Ogaysiin
  • WARARKA
Featured Video
https://www.youtube.com/watch?v=n9BsWhjX1Fw
View All Videos
Calendar
June 2025
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
« Apr    
Recent Comments
    Archives
    • April 2025
    • la Kulan Ururka
    • Get Involved
    • Grid Gallery
    • Issues
    • News
    • Contact

    Copyright © Ururka Cadaalada iyo Badbaadada. All Rights Reserved.