Ururka Cadaalada iyo Badbaada
  • HOME
  • WARARKA
  • Doorashada
  • Campaign
  • Ogaysiin
  • Press Releases
Donate

Shaqo Abuur

  • Home
  • / Issues /
  • Issues
  • / Shaqo Abuur

Shaqo Abuur

70% mushtamaca Soomaaliyeed waa dhalinyaro da’doodu ka yar tahay 30 sanno.  Marxaladaha xirfad daro, shaqo la’aaneed iyo rajo xumo ee haysata dhalinta Soomaaliyeed waa mid aad u daran. 
November 3, 2017 by cadaaladbadbaado_s9r9zm

70% mushtamaca Soomaaliyeed waa dhalinyaro da’doodu ka yar tahay 30 sanno.  Marxaladaha xirfad daro, shaqo la’aaneed iyo rajo xumo ee haysata dhalinta Soomaaliyeed waa mid aad u daran.  Hadaba, si wax looga qabto baahiyaha dhalinyarada, waxaan xaqiijin doonaa in waxbarashada sare ee la siinayo dhalinta reer Puntland ay noqoto mid ku salaysan baahiyaha shaqo iyo horumarineed ee dalka yaal, si loo xaqiijiyo in dhalintu shaqo hesho markay waxbarashada soo dhamaystaan.   Waxaan canshuur dhaaf siin doonaa shariikadaha ganacsi ee shaqaalaysiiya dhalinyarada xirfadlayda ah.  Sidoo kale waxaan samayn doonaa xarumo lagu tababaro dhalinyarada korna looqu qaado xirfadahooda shaqo, kuwaas oo ay iska kaashanayaan, dowlada, shariikadaha ganacsi iyo ururada aan dowliga ahayn.   Fursadaha shaqo ee ka soo baxa dowlada waxay noqon doonaan kuwo si daahfuran loogu tartamo, si dhalinta dalka wax u soo baratay ay fursadahaas uga faa’iidaystaan.

Share this:
  • Facebook
  • Twitter
  • Google Plus
  • Pinterest
  • Email to a Friend
Previous Post
Maalgashiga iyo dhismaha Kaabayaasha Dhaqaale
Next Post
Ilaalinta Amaanada Shacabka iyo la Dagaalanka Musuqmaasuqa

Related News

Ogaysiin  Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta
Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta
April 26, 2025 by cadaaladbadbaado_s9r9zm
Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho
Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho
April 26, 2025 by cadaaladbadbaado_s9r9zm
Categories
  • Ogaysiin
  • WARARKA
Featured Video
https://youtu.be/rfPwuaVy6eo
Popular News
Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta
26 April, 2025
Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho
26 April, 2025
Join Our Team
Donate Today!

Mogadishu- Somalia

Phone: (252) 615531122
E-mail: info@cadaaladbadbaado.og

Privacy Policy
Quick Links
  • Contact
  • Endorsements
  • Get Involved
  • Grid Gallery
  • Issues
  • wax ka ogow ururka Cadaalada iyo Badbaadada
  • Issues
  • Meet Linda
  • Our Party
  • Shortcodes
  • Typography
  • wax ka ogow ururka Cadaalada iyo Badbaadada
Mareegaha Ururka
Ururka Cadaalada iyo Badbaadada

Copyright © 2018 Ururka Cadaalada iyo Badbaadada