Ururka Cadaalada iyo Badbaada
  • HOME
  • WARARKA
  • Doorashada
  • Campaign
  • Ogaysiin
  • Press Releases
Donate

Author: cadaaladbadbaado_s9r9zm

  • Home
  • / cadaaladbadbaado_s9r9zm
Ogaysiin  Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta

Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta

Qaadashada kaarka codaynta waxay kuu suura galindoontaa in aad codkaada ku badasho Dalkaada uguna hiiliso Cadaalada iyo badbaadinta qaranimadaada .

Mudane / Marwo waxaad haysataa fursadii aad muda wada sugaynay ee ahayd in codkeenu midoobo wadankeenana aan u doorso xisbi shacabku leeyahay oo dhalinyaro iyo waayeelba aan loo kala harin kuna hugaamin doona dalka cadaalad iyo ka hortaga wax kasta oo dalka iyo diintaba dhaawacaya .

Balanteenu waa in aan isdiiwaan galino dhamaanteen oo aan codkeena ku soo saarno ururka cadaalada iyo Badbaadada

Read More
Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

Kulanweyne Balaaran oo lagu ansixiyay Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Badbaadada ayaa ka dhacay Gobolka Banaadir waxaana Kulankaasi soo xaadiray dhamaan Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka ayagoo si gacantaaga ku Ansixayay Gudoomiyaha Ururka.

Ururka Cadaalada iyo Badbaada oo ah urur qaran ayaa horay uga tirsanaa xisbayadii dalka laga diiwaan galiyay dowladii tan ka horaysay isbadalka ku yimid shuruucda doorashooyinka dalka iyo habka xisbiyada badan oo loobadalay urur siyaasadeedyo waxaa markale dib luugu diiwaan galiyay ka mid noqoshada Ururrada qaran ee dalka.

Ururka cadaalada iyo Badbaadada wuxuu ka tartamidoonaa dhamaan dalka goboladiisa kala duwan wxuuna dhawaan bilaabayaa furshada xafiisyada ololaha doorashooyinka iyo diiwaan galinta xubnaha u tartamaha goloyaasha dowlada Reer degmo ilaa Heer faderal.

Ururka cadaalada iyo badbaadada Waxuu soo dhawaynayaa muwaadinkasta oo doonaya ka mid noqoshada talada dalka oo buuxiya shuruudaha Doorashooyinka qaranka iyo siyaasada Ururka Cadaalada iyo Badbaadada.

Read More
Join Our Team
Donate Today!

Mogadishu- Somalia

Phone: (252) 615531122
E-mail: info@cadaaladbadbaado.og

Privacy Policy
Quick Links
  • Contact
  • Endorsements
  • Get Involved
  • Grid Gallery
  • Issues
  • wax ka ogow ururka Cadaalada iyo Badbaadada
  • Issues
  • Meet Linda
  • Our Party
  • Shortcodes
  • Typography
  • wax ka ogow ururka Cadaalada iyo Badbaadada
Mareegaha Ururka
Ururka Cadaalada iyo Badbaadada

Copyright © 2018 Ururka Cadaalada iyo Badbaadada