Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta
Qaadashada kaarka codaynta waxay kuu suura galindoontaa in aad codkaada ku badasho Dalkaada uguna hiiliso Cadaalada iyo badbaadinta qaranimadaada .
Mudane / Marwo waxaad haysataa fursadii aad muda wada sugaynay ee ahayd in codkeenu midoobo wadankeenana aan u doorso xisbi shacabku leeyahay oo dhalinyaro iyo waayeelba aan loo kala harin kuna hugaamin doona dalka cadaalad iyo ka hortaga wax kasta oo dalka iyo diintaba dhaawacaya .
Balanteenu waa in aan isdiiwaan galino dhamaanteen oo aan codkeena ku soo saarno ururka cadaalada iyo Badbaadada
Leave a Reply