Ururka Cadaalada iyo Badbaada
  • HOME
  • WARARKA
  • Doorashada
  • Campaign
  • Ogaysiin
  • Press Releases
Donate

Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

  • Home
  • /
  • Ogaysiin
  • / Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho

Kulanweyne Balaaran oo lagu ansixiyay Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Badbaadada ayaa ka dhacay Gobolka Banaadir waxaana Kulankaasi soo xaadiray dhamaan Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka ayagoo si gacantaaga ku Ansixayay […]
April 26, 2025 0 Comments by cadaaladbadbaado_s9r9zm in Ogaysiin WARARKA

Kulanweyne Balaaran oo lagu ansixiyay Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Badbaadada ayaa ka dhacay Gobolka Banaadir waxaana Kulankaasi soo xaadiray dhamaan Xubnaha Golaha dhexe ee Ururka ayagoo si gacantaaga ku Ansixayay Gudoomiyaha Ururka.

Ururka Cadaalada iyo Badbaada oo ah urur qaran ayaa horay uga tirsanaa xisbayadii dalka laga diiwaan galiyay dowladii tan ka horaysay isbadalka ku yimid shuruucda doorashooyinka dalka iyo habka xisbiyada badan oo loobadalay urur siyaasadeedyo waxaa markale dib luugu diiwaan galiyay ka mid noqoshada Ururrada qaran ee dalka.

Ururka cadaalada iyo Badbaadada wuxuu ka tartamidoonaa dhamaan dalka goboladiisa kala duwan wxuuna dhawaan bilaabayaa furshada xafiisyada ololaha doorashooyinka iyo diiwaan galinta xubnaha u tartamaha goloyaasha dowlada Reer degmo ilaa Heer faderal.

Ururka cadaalada iyo badbaadada Waxuu soo dhawaynayaa muwaadinkasta oo doonaya ka mid noqoshada talada dalka oo buuxiya shuruudaha Doorashooyinka qaranka iyo siyaasada Ururka Cadaalada iyo Badbaadada.

Share this:
  • Facebook
  • Twitter
  • Google Plus
  • Pinterest
  • Email to a Friend
Next Post
Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta

Related News

April 26, 2025 by cadaaladbadbaado_s9r9zm

Leave a Reply - Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked (required)

Categories
  • Ogaysiin
  • WARARKA
Featured Video
https://youtu.be/rfPwuaVy6eo
Popular News
Ogaysiin Taageerayaasha ururka Cadaalada iyo Badbaadada walaal isdiiwaan gali oo qaata kaarka codaynta
26 April, 2025
Kulan balaaran oo lagu dooranayay Gudoomiha Ururka oo ka dhacay Hotel Ramaada ee Magaalda Muqdisho
26 April, 2025
Join Our Team
Donate Today!