Ilaalinta Dalka, Diinta iyo Muwaadiniinta
Dalkasta oo caalamka ku yaal wuxuu leeyahay xuduudo iyo calan hor ah oo uu gooni u leeyahay waxaan ilaalindoonaa Dalka barwaaqa soorankan ah ee alle nagu manaystay Nabadiisa , Xornamada dalka soomaaliyeed iyo cadaalad kuwada noolaashaha shacabka soomaaliyeed.
Muwaadin waxaad ku noolaan doontaa dal nabad ah iyo oo markastaaba madaxdiisa lagu soo doorto rabadiinkiina , aan is kaashano si aan u xaqiijino guul aan dalka ku hugaamino